Guddoomiye ku-xigeenka Baarlamanka Galmudug oo diiday ganaaxii lagu soo rogay

Guddoomiye ku-xigeenka Baarlamanka Galmudug C/llaahi Xirsi Maxamed ayaa ka horyimid Go’aan isaga iyo Xildhibaano kale looga joojiyay afar fadhi oo ka mid ah fadhiyada Baarlamaanka. Cabdullaahi Xirsi ayaa Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ku eedeeyay inuu ku xadgudbay sharciga iyo xeer-hoosaadka Maamulka, isla markaana uu ku been abuurtay Dastuurka Galmudug u yaalla. Qoraal uu soo saaray ayuu … Continue reading Guddoomiye ku-xigeenka Baarlamanka Galmudug oo diiday ganaaxii lagu soo rogay